Soomaalidu Ma Leedahay Labbis u Gaara oo lagu Aqoonsado
Badi ummadaha Ku nool dunida mid kasta waxay leedahay dhaqan iyo hab labis u gaara oo ay kaga duwan tahay bulshooyinka kale.
Somaalidu waxay ka mid tahay bulshooyinka isku tilmaama inay leeyihiin dhaqan, hiddo, iyo hab labis u gaara oo lagu aqoonsado qofka sooomaliga ah marka u LA joogo dadka kale.
Haa waa run oo way lahayd dhaqan ,hiddo u gaara , xeer dhaqameedyo ay isku maamulaan oo lakala dhaxlo.
Intii aanay samaysmin magaalooyinku e noloshu ahayd mid Ku kooban miyiga dhaqanka somalida wuxu ahaa mid xooleh oo qofkasta dhinicisa ka ilaaliyo oo lakala dhaxyo hadal,hawraar ,iyo howlba sida loo qabto ahaate.
Hab labbiska ama hu qaadashada soomalid dhexdeeda aya Ku kala duwanayd waxayna Ku xidhnayd hadba deegaanka u Ku noolyahay.
Tusaale: gabadh waxay xidhanjirtay dhacle iyo saddex qayd midabkisu cadyahay halka ninkuna xidhanjiray Garays iyo Gunti cad ama midab kale ah.
Markii LA soo galay magaaloyinka si dhakhso aya loo badalay hab labbiski baadiyaha ,dumarki waxay xidheen Dirac iyo garbasaar ama shalmad midabkasta leh, Laguna shaadh iyo surwaal midabku doono ha ahaade.
Wakhti xaadirkan sida ay soomalidu u labisato waa qaab isku dhex qasan oo aan LA garayn oo aanu jirin cid gaara oo ay kaga dayatay.
Tusaale: ummada carbeed waxynu kaga dayanay khamiiska, cimaamada, cabaayada iyo khamaarka madow.
Halka rer galbeedka ka qaadan ay suudhka isu eeg, koodhka, tayga iwm.
Hadaba ma jirto hab labis gaara oo lagu aqoonsado qofka soomaliga ah marka uu LA joogo dadka kale sidaa darteed soomalidu waa bulsho ka tagtay u qaadashadii iyo hiddaheedi u gaarka ahaanjiray.
Mana muuqato rabitaan lagu soo celinayo sidii loo labbisan jiray taasi u
Oo u eeg in ay saamayn taban ku yeelatay dunidan noqotay tuulada yar ee aadka laysu dhex galay.

Gebobadii waxa inala gudboon in aynu ilaashano hantida ma guurtada ah oo ah dhaxalkii awoowayaasha oo ugu horreeyay hab labbiskoodi ,iyo dad LA dhanqkii wanaagsan, iyo sidii ay u xallinjireen dhibaatoyinka soo wajaha.
Imika xaalka somaalidu waa igu dara lug baas, cidi ay arkaanba way Ku dayanaya xumaan iyo wanaagba
ReplyDelete